Liiska Xildhibaanada K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada & Qabiilada)

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur GalbeedĀ  lagu soo bandhigay liiska Xildhibaanada Baarlamaanka labaad uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya . Liiska Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lasoo saaray ayaa ka kooban 95-Xildhibaan, waxaana Xildhibaanadan maanta lagu dhawaaqay ku jira qaar kamid ah Xildhibaanadii waqtigooda dhamaaday iyo kuwa kale oo cusub. … Continue reading Liiska Xildhibaanada K/Galbeed oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada & Qabiilada)